Dowladdu Meg-dhaw Masiin doontaa G/le Maxamed Mooshin ee dembiga lagu waayay?

Maxkamadda ciidamda Qalabka sida ayaa 42 maalin kadib oo baaritaan uu ku socday waxay sii deysay taliyaha Booliiska Saldhigga Waaberi, G/le Maxamed Cabduqaadir Nuur (Mooshin) iyo laba askari oo kale, kadib markii ay caddaatay inaanay wax lug ah ku laheyn dhacdadii lagu dilay guddoomiyihii degmada Hodon ee gobalka Banaadir, Cabdixakiin Dhegajuun.   G/le Maxamed Cabduqaadir … Continue reading Dowladdu Meg-dhaw Masiin doontaa G/le Maxamed Mooshin ee dembiga lagu waayay?